(Sawirro) Muuse Biixi oo si weyn loogu soo dhoweeyey Hargeysa ka dib booqashadii Kenya

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo safar qaatay muddo  saddex cisho ah ugu maqnaa dalka Kenya ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Hareysa. Waxaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa garoonka diyaaraha ee Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, qaar ka mida golaha wasiirada, Taliyayaasha Ciidamada kala duwan, xildhibaano, Salaadiin iyo masuuliyiin … Continue reading (Sawirro) Muuse Biixi oo si weyn loogu soo dhoweeyey Hargeysa ka dib booqashadii Kenya